Cishqi

Home Author Cishqi
qiso jaceyl

Qiso jaceyl ah oo dhab ah qaybtii 1aad: Wiilkii danyarta ahaa ee magaalada beddashay

Qiso jaceyl ah oo dhab ah: Wiil ka yimid baadiyo ayaa la kulmay nolol adag, shaqo raadis, iyo isbedel noloshiisa ku dhacay. Akhri qaybta 1aad ee qisadan xiisaha leh! 📖 Qiso jaceyl ah oo dhab ah qaybtii 1aad: Wiilkii danyarta ahaa ee magaalada beddashay Magaceygu waa Najax, waxaan ahay 28 jir. Maanta waxaan idinla wadaagayaa […]

erayo jaceyl qalbiga

Erayo jaceyl qalbiga soo jiidanayo

Akhriso erayo jaceyl qalbiga taabanayo gaar ahaan kuwo romantic ah. Jacaylku waa hadiyadda ugu qaalisan ee qalbigu bixiyo. Waa dareen nadiif ah oo qofka ka dhiga mid dhoolla-caddeeya marka uu maqlo magaca qof uu jecel yahay. Mararka qaar eray yar ayaa ka qiimo badan hadiyado waaweyn, sababtoo ah wuxuu si toos ah u taabtaa qalbiga. […]

shukaansi bilow ah, shukaansi qoraal ah

Shukaansi bilow ah: Asiga iyo Iyada

Shukaansi bilow ah waa marxalad xasaasi ah oo go’aamisa mustaqbalka xiriirka. Dad badan waxay ku fashilmaan sababtoo ah degdeg, hadal aan miisaan lahayn, ama kalsooni la’aan. Laakiin marka si sax ah loo bilaabo, shukaansigu wuxuu noqon karaa mid qurux badan oo waara. Sidee loo bilaabaa shukaansi soo jiidasho leh? Maxaa lagu soo jiitaa qofka aad […]

erayo jaceyl oo xul ah

Erayo jaceyl oo xul ah

Akhriso erayo jaceyl ah oo xul ah – Sida aad nooga barateen waxaan akhristayaasheena sharafta leh u soo diyaarinay erayo jaceyl oo xul ah kuwaasoo ka kooban ilaa 14 erayo. Jaceylku waa raxmada, waa naxariis, waxa uuna sitaaa dareen aa u macaan, kaaso qofku mar uun dareemi doono. Adeegsiga erayadaan ayaa kaa saacidi doono in […]

erayo jaceyl macaan

Erayo Jaceyl Macaan Ah + 30

Jacaylku waa luqada qalbigu uu ku hadlo, mararka qaarkoodna erey yar ayaa ka miisaan culus hadalo badan. Haddii aad raadinayso erayo jaceyl macaan ah gaar kuwo dareen leh oo si toos ah u taabanaya qalbiga, hadaba waxaa jooogaa hoyga mucaashaqiinta – CISHQI. Erayadani ma ahan erayo macaan oo kaliya ah ee waa erayo gaaban oo […]

erayo jaceyl dareen leh

Erayo jaceyl dareen leh oo weliba macaan ah

Haddii aan nahay dhalinyaro waxaan jecelnahay in aynu adeegsano erayo jaceyl dareen leh gaar ahaan kuwo macaan ah. Marka aad qof si dhab ah u jeclaato kaliya kama fikireysaa labiskaaga oo kaliya ee sidoo kale waxaad ka fikireysaa eray walbaa oo aad dhihi lahayd. Waxaad isku dayeysaa in aad adeegsato erayo dareen leh oo weliba […]

erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh Qeybtii 1-aad

Waxaad isweydiisay sida loo qoro erayo jaceyl ah gaar ahaan erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh qeybtii 1-aad, hadaba baro maanta. Marka aad rabto inaad soo jiidato qalbiga lamaanahaaga waxaad u baahantahay erayo jaceyl ah oo soo soo jiidasho leh. Hadaba sida qalbiga lamaanahaaga loo soo jiito ma ahan sida cilmiga gantaalaha, Waa wax […]

erayo jaceyl

Erayo Jaceyl oo Macaan ah – + 99 

Haddii aan nahay dhalinyaro waxaaa muhiim in aynu barano erayo jaceyl oo macaan ah gaar ahaan erayo romantic ah oo soo jiidanayo qofka aad ka heshay. Hadaba cishqi.com waxa uu kuu soo diyaariyay erayo jaceyl oo macaan ah gaar ahaan kuwo xul ah oo aad u diri kartoo lamaanahaaga. Erayo Jaceyl oo Macaan ah – + […]

Erayo naxariis badan oo jacayl ah

Marka aad rabto in aad lamaanahaga soo jiidato waxaad u baahan tahay runtii erayo naxariis badan oo jacayl ah gaar ahaan kuwo romantic oo qalbiga lamaanahaaga soo jiidanayo. Sida qalbiga lamaanahaaga loo soo jiito ma ahann wax adag kaliya waxaad u baahantahay in aad u dirto erayo naxariis badan gaar ahaan kuwa soo socdo oo […]

sida gabar loo soo jiito

Sida gabar loo soo jiito weliba qaabab cajiib ah

Haddii aan nahay rag waa muhiim in aynu barano sida gabar loo soo jiito weliba qaab yara cajiib ah. Marka aadan aqoonin sida gabar loo soo jiito waxaa laga yaabaa shukaansigaaga koowaad in uu noqdo mid burburo inta aan la gaarin qeebaha xiga ee shukaansigaaga. Si aysan taa u dhicin waxaan halkaaan kuugu diyaarinay 11-Qodob […]

Get 30% off your first purchase

X