Isha Arimaha Jaceylka

Home Isha Arimaha Jaceylka
Sida Ninka Loo Qanciyo, ninkaaga, sariirta

Sida Ninka Loo Qanciyo Raas Kambooni ilaa Raas Caseyr

Sida ninka loo qanciyo ma ahan sida barashada cilmiga gantaalaha, waa wax fudud oo aad CISHQI ka baran karto. Sida aan ogsoonahay nolosha guurku waa safar dheer oo u baahan daryeel, faham, iyo dadaal joogto ah oo ka yimaada labada dhinac. Dumar badan ayaa raba inay hantiyaan qalbiga odaygooda waxayna inta badan is weydiiyaan su’aasha […]

erayo jaceyl oo gaaban, erayo jaceyl qabi, taabanayo

Erayo Jaceyl oo Gaaban qaasatan kuwo qalbig taabanayo

Mararka qaar jacaylku uma baahna hadal dheer. Hal jumlad oo qalbiga ka timid ayaa qofka aad jeceshahay ka farxin karta. Haddii aad raadinayso erayo jaceyl oo gaaban, fariimo macaan ama weedho aad ugu dirto qofka qalbigaaga ku weyn, halkan waxaad ka heli kartaa erayo kala duwan oo aad isticmaali karto. ❤️ Erayo Jaceyl oo Gaaban […]

Get 30% off your first purchase

Close Welcome Bar