Sidee Loo Kiciyaa Dareenka Raga
Sidee Loo Kiciyaa Dareenka Raga? Waxaa jira farqi weyn oo u dhexeeya in ninka loo sheego erayo jacayl ah iyo in la abuuro jawi uu si dhab ah ugu dareemo soo jiidasho, kalgacal iyo rabitaan isu dhowaansho. Haween badan waxay rabaan inay ogaadaan waxyaabaha la taaban karo ee raga qaarkood xiise geliya: dhunkashada, taabashada, xodxodashada, […]