Somali

Home Somali
erayo jaceyl qalbiga

Erayo jaceyl qalbiga soo jiidanayo

Akhriso erayo jaceyl qalbiga taabanayo gaar ahaan kuwo romantic ah. Jacaylku waa hadiyadda ugu qaalisan ee qalbigu bixiyo. Waa dareen nadiif ah oo qofka ka dhiga mid dhoolla-caddeeya marka uu maqlo magaca qof uu jecel yahay. Mararka qaar eray yar ayaa ka qiimo badan hadiyado waaweyn, sababtoo ah wuxuu si toos ah u taabtaa qalbiga. […]

erayo jaceyl macaan

Erayo Jaceyl Macaan Ah + 30

Jacaylku waa luqada qalbigu uu ku hadlo, mararka qaarkoodna erey yar ayaa ka miisaan culus hadalo badan. Haddii aad raadinayso erayo jaceyl macaan ah gaar kuwo dareen leh oo si toos ah u taabanaya qalbiga, hadaba waxaa jooogaa hoyga mucaashaqiinta – CISHQI. Erayadani ma ahan erayo macaan oo kaliya ah ee waa erayo gaaban oo […]

erayo jaceyl dareen leh

Erayo jaceyl dareen leh oo weliba macaan ah

Haddii aan nahay dhalinyaro waxaan jecelnahay in aynu adeegsano erayo jaceyl dareen leh gaar ahaan kuwo macaan ah. Marka aad qof si dhab ah u jeclaato kaliya kama fikireysaa labiskaaga oo kaliya ee sidoo kale waxaad ka fikireysaa eray walbaa oo aad dhihi lahayd. Waxaad isku dayeysaa in aad adeegsato erayo dareen leh oo weliba […]

erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh Qeybtii 1-aad

Waxaad isweydiisay sida loo qoro erayo jaceyl ah gaar ahaan erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh qeybtii 1-aad, hadaba baro maanta. Marka aad rabto inaad soo jiidato qalbiga lamaanahaaga waxaad u baahantahay erayo jaceyl ah oo soo soo jiidasho leh. Hadaba sida qalbiga lamaanahaaga loo soo jiito ma ahan sida cilmiga gantaalaha, Waa wax […]

erayo jaceyl

Erayo Jaceyl oo Macaan ah – + 99 

Haddii aan nahay dhalinyaro waxaaa muhiim in aynu barano erayo jaceyl oo macaan ah gaar ahaan erayo romantic ah oo soo jiidanayo qofka aad ka heshay. Hadaba cishqi.com waxa uu kuu soo diyaariyay erayo jaceyl oo macaan ah gaar ahaan kuwo xul ah oo aad u diri kartoo lamaanahaaga. Erayo Jaceyl oo Macaan ah – + […]

Cishqi

Erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Baro erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh gaar ahaan kuwo naxariis badan oo jacayl ah. Sida loo jiito qofka aad jeceshahay waa wax fudud, haddii aad isticmaasho erayadaan cajiibka ee soo socdo. Waa erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh kuwaasoo Cishqi Team uu kuu soo xulay. 💖 Erayo Jaceyl oo Qalbiga Taabanaya Waxaan […]

Get 30% off your first purchase

X