Sida Lagu Ogaado Uurka: Baro 15 kaan Calaamadood
Hordhac: Ma Uur Baan Leeyahay? Ma dareentay in jirkaagu maalmahan ka duwan yahay sidii hore? Ma isku aragtay daal aan caadi ahayn, lalabbo, naaso xanuun ama caadadii oo kaa dib dhacday? Mise qalbigaaga waxaa ka guuxaya su’aal aad jawaabteeda aad u xiisaynayso: Ma uur baan leeyahay? ❤️ Haweeneyda rajaynaysa inay hooyo noqoto, maalmaha ay sugayso […]